Cali Jaamac Haabiil
Gabaygan aannu dhawrka beyd ka hayno waxa uu abwaanku u tirshey nin Seedigii ahaa oo ka abaal ka dhacay. Ninkaas oo timir la odhan jirey sheekada dhawr siyood baa loo tebiyaa laakiin akhristayaasha boggan baan ka rajaynaynaa inay noo soo dawiyaan;
Tacaboow ba' caawaba hadduu Timir i Caayaayo
Tol la'aan dheh reer Samatarkaan tiirka qabadsiiyey
Waxsaan kaaga tegey Faadumaad tahay ninkeediiye
|