Waqti bay hayee
Guuleed Dhoolla-yare (HY)
Fadlan noo soo tebi haddaad wax ka hayso murtidii Dhoolla-yare
Gabaygan wuxu abwaanku tirsheymar uu waqtigu ku xumaaday ka dib markii xoolihiisii uu gaalkii Ingiriisku qabtay aano reerahooda loo tirinayey awgeed..
Waqtigay hayee Jadamiyoow kuma wareersheene
Walaal kuma idhaahdeen intaan wiiqa soo dhigo'e
|