Geela
Cumar Xuseen "Usteeli", (Sa'ad Musa, HA)
Tuduxyadan soo socdaa waxay ka mid yihiin tixo dhawr ah oo uu Cumar (Alla ha u naxariistee) u tiriyey Geela oo uu ammaantiisa in badan ku dheeraaday.
Soo dhamee haddaad hayso
Aduun lama sinnoo geel horaa laysu aaminaye
Waa waxay abaaraha dhaqdeen odayadeenniiye
|