ROYAL BENADIR INDONESIA Ltd. - General Trading & Services
About Us | Our Services | Meet Our Staff | Customer Accolades | Location | Contact Us

Add your logo here

Ku Soo Dhowaada Bogga Royal Benadir ee Internet-ka

Halkan waxaan idiinkugu soo bandhigaynaa adeega iyo tijaarada aan ku jirno. Waxaad kale ood ka helaysaan adeegyada muhiimka ah ee aan u qabanno macaamiisheena faraha badan ee aduunka ku kala firirsan.

Maadaama aan nahay shirkad fulisa adeeg-yada ganacsiga iyo guud ahaan adeegyada ganacsiga ka dhexeeya dalka Soomaaliya iyo dalalka Koonfur Bari Aasiya iyo China, ayaannu qaadannay tillaabadan horumarinta xiriirka shirkadda iyo macaamiisheeda.

Royal Benadir  waa shirkad ka tirsan shirkadaha isu tagay ee la yiraahdo Royal Benadir International Ltd. ee ka hawl gala dalka Soomaaliya, iyo Imaaraadka Carbta.

Hadaba iyadoo aysan sahlanayn shaqooyinka aanu qabanno macaamiisha aynu leennahay ayaan hadana waxaan kusii tillaabsannay shaqadan Internet-ka innagoo u aragna inay horumarin doonto guud ahaan shaqooyinka iyo xiriirka shirkadda iyo macaamiisheeda.

Waad mahadsantihiin.

Fadlan indoo dhaaf fariintaada oo wax inooga tilmaan bogan sida uu yahay iyo waxa kale ee inalooga baahan yahay. Guji Halkan.

Unknown Gem Type: tlx.tlxinv.guestbook

Contact Debra Karby.

We buy powerful Chinese products for Africa. We sell fresh african products for China.

ti_0_1.jpeg

PT ROYAL BENADIR INDONESIA
Jl. Raya Kota Bambu Utara No 17
Jakarta, 11420 - Indonesia

Phone: (62) 21-5696-8545-6

Fax: (62) 21-5696-8544


E-mail: royalben@link.net.id